Xulashada Saaxiibka Wanaagsan

Qofka Markasta Loo Baahan Yahay

Waa maxay Xikmadi?  Waxa lagu qeexay Xikmaddu inay tahay shayga oo halkiisa ku haboon la dhigo.  Waxa kale oo la yidhi “Waa arrin in loo qabto sidii ugu fiicnayd iyo wakhtigii ku haboona” Waxa kale oo la yidhi waa “ Waa dabeecada wanaagsan iyo go’aan qaadasho fiican”.

Nin xakiim ayaa wiil uu dhalay isagoo waaninaya ku yidhi “Wiilkaygiiyow haddii aad doonayso inaad nin la saaxiibto ka cadhaysii, haddii uu naftiisa hanto la saaxiib, haddii uu is hayn kari waayo ka digtoonow oo ha u dhowaan”

Faylasuufkii Sokheret ayaa la weydiiyay maalin “ Maxay kuugu doorteen ninkii ugu xikmadda badanaa Giriigu “? Waxaana uu ku jawaabay “ Maxaa yeelay waxaan ahay ninka keliya ee og in aanu waxba aqoon”.

Nin Xakiim ah ayaa yidhi “ Walaaluhu waa saddex, mid sida raashinka ah oo aad mar kasta u baahan tahay, mid sida dawada ah oo wakhtiga xanuunka aad uu baahato iyo mid xun oo aanad weligaa u baahan” Noqo kan wakhti kasta loo baahan yahay”.

Hot this week

Caadifadda iyo Go’aannada Taban

Aadamigu wuxu kaga duwan yahay xayawaanada kale caqliga oo...

Hal Shay oo Aanad Qarin Karin

Badiba dadka bulshada ugu caansani waxa ay u dhaqmaan...

Dhalinyarada iyo Baraha Bulshada: Saamaynta ay ku Leeyihiin Caafimaadka Maskaxeed

Baraha bulshada waxa loola jeedaa, mareegaha internet-ka—sida Facebook, Tiktok,…iwm—ee...

Xukuumadda oo Dhisaysa Nidaam Dhaqaale iyo Qorshe Qaran oo u Adkaysan Kara Khataraha

Wacyigelinta Caymiska: Tiir Cusub oo lagu Xoojinayo Dhaqaalaha Somaliland Hargeysa...

Dadaalka iyo Higsiga Horumarka

Sabirka Iyo Adkaysiga Wuxu u dhashay dalka Japan muddo dheerna...

Topics

Hargeysa oo ka Baxaysa Baahidii Biriishyada iyo Ciriiriga Gaadiidka

Todobaadkan Barnaamijka Arrimaha Bulshada waxaynu ku eegi doonaa Hargeysa...

Xanuunka Dhiigkarka: Astaamaha, Sababaha iyo Daaweyntiisa

Barnaamijkeena caafimaadka ee todobaadkan waxa aynu ku soo qaadan...

Khatarta Fadhiga Badan ee Carruurta iyo Saamaynta Ciyaaraha Elektarooniga ah

Barnaamijkeena caafimaadka ee toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan...
spot_img

Related Articles

Popular Categories