apdihakimyuusuf

Caadifadda iyo Go’aannada Taban

Aadamigu wuxu kaga duwan yahay xayawaanada kale caqliga oo marka si wanaagsan looga faa’iidaysto gaadha go’aamo muhiima oo duruufaha...

Hal Shay oo Aanad Qarin Karin

Badiba dadka bulshada ugu caansani waxa ay u dhaqmaan sidii oo ay yihiin kuwa ugu saamaynta badan dhinac kasta....

Dhalinyarada iyo Baraha Bulshada: Saamaynta ay ku Leeyihiin Caafimaadka Maskaxeed

Baraha bulshada waxa loola jeedaa, mareegaha internet-ka—sida Facebook, Tiktok,…iwm—ee suurtogaliya inaad si fudud bulshada ula wadaagto nuxurrada mawduucyo kala...

Xukuumadda oo Dhisaysa Nidaam Dhaqaale iyo Qorshe Qaran oo u Adkaysan Kara Khataraha

Wacyigelinta Caymiska: Tiir Cusub oo lagu Xoojinayo Dhaqaalaha Somaliland Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa mar kale qaaday tallaabo muhiim...

Xulashada Saaxiibka Wanaagsan

Qofka Markasta Loo Baahan Yahay Waa maxay Xikmadi?  Waxa lagu qeexay Xikmaddu inay tahay shayga oo halkiisa ku haboon la...

Dadaalka iyo Higsiga Horumarka

Sabirka Iyo Adkaysiga Wuxu u dhashay dalka Japan muddo dheerna wuxu ku hamiyay inuu noqdo maalqabeen, wuxu bartay culuumta macdanta...
spot_imgspot_img

Hargeysa oo ka Baxaysa Baahidii Biriishyada iyo Ciriiriga Gaadiidka

Todobaadkan Barnaamijka Arrimaha Bulshada waxaynu ku eegi doonaa Hargeysa oo ka guuri doonta dhibaato wayn oo ka haysatay dhanka...

Xanuunka Dhiigkarka: Astaamaha, Sababaha iyo Daaweyntiisa

Barnaamijkeena caafimaadka ee todobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona xanuunka dhiigkarka, astaamihiisa, sababaha iyo dawooyinkiisa. Caafimaadku waa tiirka...

Khatarta Fadhiga Badan ee Carruurta iyo Saamaynta Ciyaaraha Elektarooniga ah

Barnaamijkeena caafimaadka ee toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona warbixin caafimaad oo uu qoray Kamaal Marjaan, taas oo...

Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi oo Furay Buundadii ugu Horreysay ee Waddo Isku Xidha

Buundada ugu horreysa ee waddo isku xidhta Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa la furay, taas oo u oggolaanaysa labada...

Sirta Laga Baran Karo Gabowga Bulshada Reer Japan: Boqol Jir Dabaasha ku Tartamaysa

Japan waxay leedahay mid ka mid ah dadka ugu da’da weyn adduunka, sida ay sheegtay warbixin dadka Japan boqolkiiba...

Sababta Haweenku ay u Yihiin 5.8% Keliya Duuliyayaasha Diyaaradaha Adduunka

Kaliya boqolkiiba 5.8% ayaa duuliyayaasha adduunka haween ah, shirkadaha diyaaradaha ee ay ugu badan duuliyayaasha dumarka ahina waxay ku...